Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Eedeyn Culus u jeediyay Madaxweyne Farmaajo
War Saxaafadeed laga soo saaray Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa eedeyn culus loogu soo jeediyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Madaxweyne Xaaf qoraalka laga soo saaray xafiiskiisa ayaa lagu sheegay in Madaxweyne Farmaajo hormuud ka yahay faragalinta qaawan ee lagu hayo Dowlad Goboleeyada gaar ahaan Galmudug. Halkan ka Akhriso … Continue reading Mid kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Eedeyn Culus u jeediyay Madaxweyne Farmaajo
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed